Jump to content

Digri

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 13:50, 8 Maaj 2013 ee Addbot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Migrating 19 interwiki links, now provided by Wikidata on d:q948437 (translate me))
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Digri waa wax la digriyo, micnaha waxaa waaye in la xasuusto ilaaheey, digriga waxaa digriyo dadka muslimiinta.gaar ahaan, wadamada carabta. Soomaaliya aad aa looga Digriyaa. dadbadan ayaa aamin saneen digriga, oo ufahamsan khilaaf, ama in oo qalad yahay. digriga waxaa la digriyaa galabtigii ama habeenkii. digriga caanka ka ah soomaaliya waxaa ka mid ah (shiikh cabdi qaadir sheylilaah, uweys axmed waliya allah), waxaa aad looga yaqaanaa, Koonfurta soomaaliya. hadda neh, waxaa dagaal kula jiro wadaadada al shabaab, oo diidan in la digriyo, ayaga oo gacanta ku haayo, koonfurta soomaaliya oo dhan.