Jump to content

Gar

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 10:45, 17 Diseembar 2018 ee Mystic212 (wadahadal | ku darsasho)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Orthodox Jew in Jerusalem with an unshaved beard and peyos (sidelocks)

Gar ama gadh waa timo kasoobaxa gafuurka ilaa qalka hoose ee raga, badanaa waxaa lagu gartaa marka uu ninku qaan gaaro oo uu waynaado. laakiin marmarka qaarkood dib ayuu u dhacaa oo masoobaxo ama isagoo aad u yar ayuu soo baxaa. Diinta islaamka gadhka waxay u argtaa in ee tahay mid Sunna ah.


kuwa ugu caansan dadka gadhka labaxa[wax ka badal | wax ka badal xogta]