Jump to content

Beribiyood

Ka Wikipedia
Boga "baribiyood" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Baribiyood
Collage of amphibians
Kor ilaa hoos: Seymouria, dixire-biyood, mulac-biyood iyo raha cagaaran
Kala soocida cilmiga ah
Jaadyada
°_°Koox Temnospondyli?
°_°Qeyb Lepospondyli
Bah-hoose Lissamphibia (baribiyoodka maanta)

Baribiyood (Af Ingiriis : amphibian; Af Carabi : ar‎) (magaca Sayniska: Lissamphibia) waa nooc ka mid ah shanta qeybood ee loo kala saaro xayawaanka kaasi oo ku nool biyaha macaan iyo meelo ka mid ah dhulka.

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: