Jump to content

Useyd bin xudeer

Ka Wikipedia

Useyd bin xudeer bin samaak bin catiik RC waa saxaabi ka mid ahaa odayaasha ansaar wuxuu ahaa dagaalyahaan aragti toosan leh. Aabihiisa xudeer al-kataaib ayuu ka dhaxlay hogaaminta iyo geesinimada, wuxuu ku dhintay madiina xiligii cumar bin khadaab.

Useydbinxudeer
أسيد بن حضير
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: Xudeer al-kataaib
hooyadii Umu useyd binti sakan
Dhashay: ka hor hijrada
Ku dhashay: Madiina
Diintiisa: Islaam
xaaska
ilmahiisa Yaxya bin useed
walaalihiis
Dhintay: 20H
Ku dhintay: Madiina