Jump to content

Qin Shi Huang

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.

Coordinates: 34°22′52.75″N 109°15′13.06″E / 34.3813194°N 109.2536278°E / 34.3813194; 109.2536278

Shiin Shii Huwang. luqada (chinaha: 秦始皇]} waxa uu ahaa boqor jayniis ah waxa uu boqor ka ahaa boqor tooyadii kiin.210 ilaa 259.kahor dhalashaddii.nabi ciise.cs .waxa uu ahaa boqor caadilah oo aad dadkiisu ay u jeclaayeen.waxa uu mideeyay gobaldii shiinah ee coloobay ee kala googoay.waxa uu sameeyay maamul aad u fiican waxa uu ladagaalmay.fasaadka iyo laaluushka.maamulkaas fiican ee uu sameeyay waaka ilaa maanta kamuuqda dawlada Shiinaha.