Ma rabtaa in aad gashid ama aad ku soo biirtid Facebook-ga?
Qalabyada ganacsiga ee Meta
Qalabyada Ganacsiga ee Meta waa tignoolajiyado ay bixiyaan Meta Platforms, Inc. iyo Meta Platforms Ireland Limited kuwaas oo ka caawiya milkiilayaasha mareegta iyo daabacayaasha, soo saarayaasha app-ka, iyo shuraakada ganacsiga, oo ay ku jiraan xayaysiiyeyaasha iyo kuwa kale, inay dhex galaan Meta, fahmaan ooy cabbiraan badeecooyinkooda iyo adeegyadooda, oo si fiican u gaadhaan oo ugu adeegaan dadka isticmaala ama laga yaabo inay danaynayaan badeecooyinkooda iyo adeegyadooda. Qalabyadan Ganacsiga waxaa ku jira Meta Pixel, Beddellada API, Dhacdooyinka App-ka ee loo maro Facebook SDK, Beddellada Offleenka, iyo Dhacdooyinka App-ka ee API. Waxaan sidoo kale helnaa xogta Qalabyada Ganacsiga qaab xog aragti ah oo ay soo diraan plugin-ka bulsheed ee Facebook-ga (tusaale badhamada Ka helida iyo Wadaagida) iyo Gelitaanka Facebook-ga, iyo sidoo kale xogta ka socoto API-yada qaarkood sida Is Waafajinta Macmiilka ee Messenger-kaiyada oo loo marayo Send API iyo qaar ka mid ah duuliyeyaasha, tijaabada, alfa, ama barnaamijyada beta ee laga yaabo in aan bixino wakhti ka waqti. Fadlan arag Xeerarka Qalabyada Ganacsiga Meta wixii macluumaad dheeraad ah.
Af-Soomaali
+
Meta © 2024